kadalloobin
(m.f.dh)

eeg kadalloobi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadalloobin

kadalloob [m.l]
1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.

kadalloob [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg