kaduudin
(m.f.dh)

eeg kaduudi. ld kuduudin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaduudin

kuduudin [m.dh]
ld kaduudin.

kaduud [m.l]
1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.

kaduud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg