kafaalaqaad
(m.l)

Ballan.

kafaalaqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaalaqaad

kafaalaqaadid [m.f.dh]
eeg kafaalaqaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg