kafaalaqaadid
(m.f.dh)

eeg kafaalaqaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaalaqaadid

kafaalaqaad [m.l]
Ballan.

kafaalaqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg