kafaalo
(m.l)

1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad-deeda oo la qaado.

kafaalo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-aashay, -aalatay)

1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaalo

kafaalasho [m.f.dh]
eeg kafaalo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg