kafaaraggud
(m.l)

1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaaraggud

kafaaraggudasho [m.f.dh]
eeg kafaaraggudo.

kafaaraggudo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-utay, -udatay)
Kafaaro iska bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg