kafaaro
(m.dh)

(dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaaro

kafaaraggud [m.l]
1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg