kafad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Saxanka miisaanka. 2. Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran. 3. Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafad

kefed [m.dh]
ld kafad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg