kafaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-faf, -ftay)

Wax qoyan in yar engegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafaf

kafafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar qallajin.

kafafid [m.f.dh]
eeg kafaf.

kafafin [m.f.dh]
eeg kafafi. ld kafafis.

kafafis [m.l]
ld kafafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg