kafafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax in yar qallajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafafi

kafafid [m.f.dh]
eeg kafaf.

kafafin [m.f.dh]
eeg kafafi. ld kafafis.

kafafis [m.l]
ld kafafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg