kafan
(m.dh) (-fno, m.l)

Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.

kafan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fnay, -fantay; -fni)

Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kafan

kafnid [m.f.dh]
eeg kafan². ld karfanid.

karfan [m.dh]
ld kafan¹.

karfan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
ld kafan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg