kaftamid
(m.f.dh)

eeg kaftan². ld kaftan¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaftamid

dhayal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cayaarid, kaftamid. ld dheyel².

kaftan [m.l]
1. Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2. ld kaftamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg