kahsad
(m.l)

ld kahasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kahsad

kahasho [m.f.dh]
eeg kaho. ld kahad, kahsad, kahsasho, kahsi¹.

moobah [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Ur la kahsado aanse qurunna ahayn sida meyraxda quraca, toonta iwm. ld moomah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg