kajan
(m.l)

Hadal beeni ku jirto oo kaftan iyo ciyaar u eg.

kajan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Ku k.: cid ku jeesjeesid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kajan

jeesjees [m.l]
1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.

kajamid [m.f.dh]
eeg kajan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg