kakabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax dirqi meel ciriiriyoon ku gelin. 2. Ku k.: xoolo iwm cayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kakabi

kakabin [m.f.dh]
eeg kakabi. ld kakabo.

kakabo [m.dh]
1. Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon. 2. Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg