kakabin
(m.f.dh)

eeg kakabi. ld kakabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kakabin

kakabo [m.dh]
1. Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon. 2. Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg