kakanaan
(m.f.dh)

eeg kakan. ld kaka-naansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kakanaan

kakanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kakanaan.

kakanaanta beerka [m.dh]
(daaw.) Xaalad beerku buko oo ay ka dhex sameysmaan karrimo sooh mayraxeed ah kuwaasoo ay ku dhex yaallaan jasiirado ka sameeysan unugyo soo badanaya oo beddalaya kuwi dhintay. Beerku wuxu yeeshaa midab hurdi madow ah iyo kuus-kuus.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg