korsooh
(m.l)

Xarig seddex raab oo laysku tidcay ka samaysan.

korsooh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hay, -hday)

Xarig hab saddex lugood ah u tabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korsooh ↴

korsoohid [m.f.dh]
eeg korsooh².

korso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg