kortag
(m.l)

Aadidda la aado meel xoogaa durugsan si loogu kaadsho ama saxaroodo. ld kortegid.

kortag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-tegay, -tagtay; -tegi)

1. Kaadi ama saxaro meel durugsan u aadid. 2. Ka k.: dad meel joogey oo aan ku ogeyn si kedis ah ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kortag

kortegid [m.f.dh]
eeg kortag².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg