kortegid
(m.f.dh)

eeg kortag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kortegid

kortag [m.l]
Aadidda la aado meel xoogaa durugsan si loogu kaadsho ama saxaroodo. ld kortegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg