kowrax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kowrax

kowraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Hilib wax la kowrixiyay ahaansho.

kowrixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hilib kowrax ka dhigid.

kowrixid [m.f.dh]
eeg kowrax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg