kowrixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hilib kowrax ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kowrixi

kowraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Hilib wax la kowrixiyay ahaansho.

kowrixid [m.f.dh]
eeg kowrax.

kowrixin [m.f.dh]
eeg kowrixi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg