kubadhagaxow
(m.l)

Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.

kubadhagaxow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Kubadhagaxow ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kubadhagaxow

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg