kubbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kubbee

buste [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Go'weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.

kubbayn [m.f.dh]
eeg kubbee. ld kubbays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg