kubeerto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Go'weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kubeerto

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg