kudaalid
(m.f.dh)

eeg kudaal³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kudaalid

kudaal [m.l]
1. Kudid. 2. Baxsi.

kudaal [m.dh]
1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.

kudaal [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aalay, -aashay)
k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg