kuddaafad
(m.dh)

ld dukaafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuddaafad

dukaafad [m.dh] (-do, m.l)
Meel qashinka lagu daadsho; qashinqub. ld duggaafad, kuddaafad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg