kuduud
(m.l)

ld kaduudid.

kuduud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

ld kaduud².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuduud

kaduud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.

kaduudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.

kaduudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.

kaduudid [m.f.dh]
eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.

kaduudin [m.f.dh]
eeg kaduudi. ld kuduudin.

kaduudnaan [m.f.dh]
eeg kaduudan². ld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud-naansho.

kuduudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld kaduudan.

kuduudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kaduudi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg