kuduudan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

ld kaduudan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuduudan

kaduudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.

kuduud [m.l]
ld kaduudid.

kuduud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld kaduud².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg