kufkufid
(m.f.dh)

eeg kufkuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kufkufid

kufkuf [m.l]
Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco.

kufkuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley)

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg