kufsasho
(m.f.dh)

eeg kufso. ld kufsad, kufsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kufsasho

fuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.

kufsad [m.l]
ld kufsasho.

kufsi [m.l]
ld kufsasho.

qabso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax cid ka qaadasho. 2. (f.g) Naag kufsasho. 3. (f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.

xoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg