kufsi
(m.l)

ld kufsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kufsi

kufsasho [m.f.dh]
eeg kufso. ld kufsad, kufsi.

kuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.

kuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley socota horay u dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg