kul-daynaamika
(m.l)

(fiis.) Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kul-daynaamika

xaalad-beeggaal [m.dh] (-do ..., m.l)
(fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabbirrada kul-daynaamikada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg