kul-falgal
(m.l) (-lal ..., m.l)

(fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimikaad oo dhammeystirani ka dhex dhaco xaddiyo moolan oo falgalayaal ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kul-falgal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg