kulaalaha-koonfureed
(m.l)

(juqr.) Barbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalka ugu koonfureeya ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulaalaha-koonfureed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg