kulaalaha-waqooyi
(m.l)

(juqr.) Barbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalka woqooyi ugu xiga ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurkii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulaalaha-waqooyi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg