kulaalid
(m.f.dh)

eeg kulaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulaalid

qawso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dab kulaalid.

kulaal [m.l]
Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.

kulaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg