kulansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax kulmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulansan

kulansanaan [m.f.dh]
eeg kulansan. ld kulansanaansho.

kulansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kulansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg