kulayli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax kulayl ka dhigid. ld kululee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulayli

kulaylin [m.f.dh]
eeg kulayli. ld kululayn.

kululayn [m.f.dh]
ld kulaylin.

kululee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
ld kulayli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg