kulbeege
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

(fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulbeege

heerkulbeege [m.l]
ld heerkulbeeg.

kulbeeg [m.l] (-gyo, m.dh)
ld kulbeege.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg