kulbixiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Shay kulka dhaliya sida qorraxda, matoorrada iwm.

kulbixiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(fiis.) Falgalka kiimikaad ee sii daaya kulka (taas macnaheedu waa kulku wuxuu ka baxaa habka ama heerkulka ayaa kordha). Gubashadu waa falgal kul bixiye ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulbixiye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg