kulekeeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(juqr.) Xarriiq khariidad ku yaal, oo isku xira meelaha celceliska heerkulkoodu isku mid yahay in muddo go'an ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulekeeye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg