kuljiir
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

K. ah: kul yar oo aan badnayn oo hoore iwm. ay yeeshaan;qandac. ld kuldiir¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuljiir ↴

kabbaqable [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.

kuldiir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
ld kuljiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg