kulkulul
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-laa, -layd)

Qof mannexe ah ama shadiid ah, ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulkulul

kulkululaan [m.f.dh]
eeg kulkulul. ld kulkululaansho.

kulkululaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kulkululaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg