kullaab
(m.dh) (-bo, m.l)

1. Gan qaroofsan oo wixii culus la suro oo kor loogu qaado. 2. Nooc ka mid ah tarashka maryaha dacalladooda lagu sameeyo oo sawirro leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kullaab

kullaabi [m.dh] (-iyo, m.l)
1. Xiddo weyn oo ballaaran. 2. Marada xiddadaas leh lafteeda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg