kulmin
(m.f.dh)

eeg kulmi. ld kulmis¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulmin

anfariir [m.l]
1. Dareen kulminaya yaab weyn iyo cabsi; argaggax. 2. ld anfariirid.

boodh [m.l] (-dho, m.dh)
(baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.

kulmis [m.l]
ld kulmin.

sahlan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg