kululaan
(m.f.dh)

eeg kulul. ld kululaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kululaan

aroore-holac [m.l] (-cyo, m.dh)
(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugaha wuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oo laalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuun badan ayuu yeelanaya waana adkaanaya maqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaa waana casaanayaa. Xinjir xirikareysa xididdada ayaa inta badan sameysmata.

barqaqabow [m.l]
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.

diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.

kulkululaan [m.f.dh]
eeg kulkulul. ld kulkululaansho.

kulkululaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kulkululaan.

kululaansho [m.l]
ld kululaan.

qaboono [m.dh]
Subaxnimada inteeda hore oo aan qorraxdu weli soo kululaan. ld qaboone.

qandiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax in yar kululaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg