kululaansho
(m.l)

ld kululaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kululaansho

diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.

kulkululaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kulkululaan.

kululaan [m.f.dh]
eeg kulul. ld kululaansho.

qandiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax in yar kululaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg