kululayn
(m.f.dh)

ld kulaylin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kululayn

diiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn. ld diirri.

diirran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan aad u kululayn ahaansho. Tus. “Caano diirran baan cabbey”.

kabbaqable [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.

kabbaqableyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.

kulaylin [m.f.dh]
eeg kulayli. ld kululayn.

kuldiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.

qandici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.

qandiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.

shiilee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg