kumbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Hilib jiir ah dufan ku shiilid. 2. ld yumbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kumbi

yumbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2).

yumbin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yumbi. ld dhumbin, kumbin.

gembise [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
1. Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan. 2. Saab dharka la uuminayo la dul saaro. 3. Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambis.

kumbin [m.f.dh]
eeg kumbi. ld yumbin. ld kumbis (3).

kumbis [m.l]
1. Hilib jiir ah oo laga dhigo cadad bagbagafsanoo subag lagu shiilo, kaydna gala. 2. Hog daawo ku jirta oo xoolaha cadhada qaba la geliyo si loogu daaweeyo; jarcays. 3. ld kumbin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg